Cawad Axmed Cashara oo ku geeriyooday Canada

Muqdisho | QOL | 30  Oktoobar 2017 — Xildhibaan hore Cawad Axmed Cashara ayaa ku geeriyooday Dalka Canada, halkaas oo uu degganaa, waxaa uu xubin ka soo nqoday Baarlamaanka Dowladdii KMG ahayd ee Cabdullahi Yusuf Axmed.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa aas aasayaasha Maamulka Puntland,waxaanna markii ugu horreysay uu ka noqday Wasiirka warfaafinta Maamulkaas.

Waxaa uu ahaa shaqsi u ololeyn jiray midnimada Soomaalida,waxaana lagu xusuustaa doodaha uu ka qeybgeli jiray ee dhinaca siyaasadda.

 

 

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *