Daawo Sawirada Soo Dhaweyntii Baledweyne Ee Guddoomiye Jawari iyo Xaamud

Muqdisho | QOL |  24 November, 2017 —Wafdi ka socda dowladaha Soomaliya iyo Jabuuti islamarkana ay ka mid yihiin,Guudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Maxamed sheekh Cismaan Jawaari,Guudoomiyaha Baarlamaanka dalka jabuuti Maxamed Cali Xaamud,Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM Generaal Cismaan Nuur Subagle.Guudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Mahad Cabdala Cawad,Safiirka dowlada jabuuti u jooga Somaliya Aadan Xassan Aadan,iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta  gaaray Magalaada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan .

z1 z2 z3 z4 z6

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *