Deg-deg ah; Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Hirshabelle Oo Lagu dhowaaqay

Muqdisho | QOL |  29 November, 2017 —Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhowaaqay gole wasiir oo ka kooban 47 xubnood.

 

Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub. Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 7 Wasiiru dowle.

Filo goor dhow liiska Golaha Wasiirada Hirshabelle

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *