Daawo sawiro hordhac ah :- Hishiis iminka lagu kala saxiixanayo madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho | QOL | December 6, 2017 – Waxaa Si Toosa uga Socota Madax Tooyada Somalia Saxiixa Dhamestirka Hishiiiskii Jabuuti.

Waxaana kala Saxiixay Madxweyne Ahlusuna waljameeca  Sh Shaakir iyo Madxweyne  galmudug Axmad Xaaf ,Waxaa Dhanka Dowlada Saxiixay Wasiir Ka Arimaha Gudaha DFS mr Juxa.

Waxaaa Goob joog ah Madax waynaha Somalia Mr Farmaajo iyo Madax wayna yasha Maamul Goboledyada iyo Bessha Caalamka iyo Marti Sharaf kale.

bbbbbv

hhhhhg

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *