Sawiro:——Madaxweyne Xaaf Oo Gaaray Magaalada Cadaado

Cadaado | QOL | December 11, 2017 —-Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta Gaaray magaalada Cadaado ee KMG ah ee Galmudug.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiiro, Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka Baarlamaanka.

Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Cadaado ayaa ka qeyb qaatay soo dhaweynta  Madaxweyne Xaaf.

cccc cccccccccccccccccccc uuuuuuuu

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Cadaado

_____________________________________________

Cadaado

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *