Shariif Xassan Oo Gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho | QOL | 17 January, 2018 –Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray  Caasimadda Maamulka Galmudg Ee Dhuusamreeb.

Waxaa Garoonka Diyaarada Kusoo Dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir intaas Kadib Ayaa Waxaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Loo Gudbiyay Xarunta Gobolka Waxa Uuna Halkaasi Kula Hadlay Warbaahinta. Horay waxaa u gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxda Hirshabelle iyo Puntland.

Waxa ay ka qeyb galayaan dhameystirka Heshiiska maamulada Galmudug iyo Ahulusunna

p1 p2 p3

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *