Wasaaradda Caafimaadka Oo Amaro kusoo Rogtay Shaqaallaha Ajaaniibta ah Ee Ku Sugan Muqdisho

Muqdisho | QOL | January 21, 2018 – Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ee Magaalada Muqdisho.

Waxa ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka in ay doonayso in  hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad.

eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *