Akhriso War murtiyeedka :-Xisbiya Dhowr ah Oo Baaq u Diray Dowlada Soomaaliya

Muqdisho | QOL | January 31, 2018–Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod oo ay ku midoobeen Xildhibaano ka tirsan labada Gole ayaa soo saaray war saxaafadeed wadajir ah, kaddib kulamo wadatashi ah ay yeesheen.

War saxaafadeedka ayaa ciwaan looga dhigay Xaqsoorida iyo cadaalad u sameynta 6-dii qof ee lagu dilay weerarkii 17-kii bishii December ay ciidamo ka tirsan NISA ku qaadeen Guri uu degenaa Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur

q1

q22

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *