Weligaa ma dheeshay Golf?

February 14, 2018 | QOL  –  Waxaa soo baxaysay in qaar ka mid ah JIILKA CUSUB ee Soomaaliyeed ay nasiib u heleen  27 sano ka dib inay noqdaan kuwo ciyaaro ciyaarta looyaqaano GOLF-ka oo aan dalkeena weli laga cayaarin. Waxaa ilaah Mahadii ah in maanta ay soo baxeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo leh xirfada GOLF-ka oo lagu faani karo.

somali-golf-1 somali-golf-2 somali-golf-3 somali-golf-4 somali-golf-5 somali-golf-6

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *