Sawiro:-Iminka Waa Sidee Jawiga Suuqa Weyn Ee Bakaaraha

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Guud ahaan waxaa Iminka xiran ganacsiyadii suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, kadib markii uu dhaqan galay go’aankii shalay ay gaareen ganacsatadda gobolka Banaadir ee ahaa iney shaqo joojin sameeyaan.

Shaqo joojintaan ayaa timid ka dib markii ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay kusoo rogtay Canshuur dheeraad ah oo aysan qaadikarin.

S/Q:-BASHAR CABDI MAXAMAD 

1 2 3 4

 

 

 

6 888 2222

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *