BREAKING News – Madaxweyne Farmaajo oo hakiyay kulankii Baarlamaanka maanta

Muqdisho | QOL | March 31, 2018 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hakiyay kulankii maanta oo Sebti ah bisha Maarso 31 loogu balansanaa inay isugu yimaadaan mudanayaasha baarlamaanka oo looga doodi lahaa mooshinkii kadhanka ahaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh. Cismaan Jawaari.

29594669_10213859744702575_4207406796917701809_n

Sababta keentay hakadka iyo wixii kale ee ku soo kordho kala soco website-ka Qaranimo Online

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *