Sawiro:-Shirka 7aad Suufiyada Caalamka Oo Maanta Ka furmaya Magalada Muqdisho

Muqdisho | QOL | April 12, 2018 –Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shirka 7aad ee Suufiyada Caalamka,waxaana ka qeybgelaya Suufiyiin badan oo ka socda qaar ka mid ah waddamada Caalamka.

Shirkan waxaa marti gelisay oo casuuntay Culimada Suufiyada Jaamacadda Imaamu Shaafici ee Magaalada Muqdisho,waxaana xnubnaha shirkan ka qeybgelaya ka mid ah;

1- Dr – Safwaan ( dalka Jordan)

2- Dr – Mascuud Axmed ( UK ).

3- Dr – Axmed shaxaat ( masar)

4- Dr – maxamed Xuseen ( turkiga).

5- Dr Faatix Qariibulaah (Nigeria).

6- Dr – Maslami Kamaal ( suudaan

7- Dr – Anas Alciisawi ( ciraaq)

8- Dr – Bilaal Calaa ( lubnaan)

9- Dr- Tawfiiq luuri ( Morocco).

10- Dr – Khaliil loox ( Senegall).

11- Dr – Ismaaciil Qaari, ( aljeeriya)

Wafddigan waxaa Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Khaliif C/Qaadir Macallin Nuur Maxamed Siyaad,oo ah aas aasahaa Jaamacadda Imaamu Shaafici ee qabaneysa Shirka Caalamiga ah ee Suufiyada.

z1 z2 z7

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *