Fatahaada wabiga Shabeelle oo saameyn ku yeelatay dadka kunool Buulo Burde

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa sameyn weyn ku yeeshay dadka kunool Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Xaafado ka mid ah Magaaladaasi.

Dadka kunool Magaalada Buulo Burde ayaa hadda la kulmaya dhibaatooyin la mid ah midda ay qabaan dadka kunool Magaalooyinka Beledweyne iyo Baardheere.

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Xaafado ka mid ah Buulo Burde uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.

fatahaada-buuleburde-5 fatahaada-buuleburde-4 fatahaada-buuleburde-3 fatahaada-buuleburde-2 fatahaada-buuleburde-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *