Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

Muqdisho | QOL | July 7, 2018 – Goordhow ayaa waxaa jugta qaraxa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir waxana xigay rasaas xooggan oo weli dhaceysa.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in uu qaraxa ka dhacay Isgoyska Sayidka oo ay koontorool ku leeyihiin Ciidamo ka tirsan dowladda

Rasaas ayaa qaraxa kadib la maqlay,oo aan la ogeyn cidda rideysa iyo dadka lagu ridayo.

 

 

 

 

 

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *