Goodax Barre: “Marar badan ayaan ra’iisul wasaare tuurnay laakiin markaan Xasan ayaa baxaya”

ma dooneyno madaxweyne meel kasta isaga xukuma oo wasaarad kasta ku dhaca, annaga wax dhaqaalo ah ma dooneyno”

Muqdisho | QOL | Agoosto | Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ee waddo mooshinka ka dhanka ah  Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh.

Xildhibaanka ayaa sheegay in ujeedada Xasan   ay mooshinka uga keeneen ay tahay iney xadidaan awooda Xasan Sheekh  oo uu ku sheegay inuu iska dhigay qofka ugu awooda sareyso dalka.

Sidoo kale wuxuu sheegay iney doonayaan iney joojiyaan faragelinta uu ku hayo dhamaan hayadaha dowlada Soomaaliya, sida inuu maamulo xafiisyada wasaaradaha dowlada iyo xukuumada dalka Soomaaliya.

 

 

 

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *