Qarax ka dhacay meel ku dhow Safaaradda Mareykanka ee Beijing

Muqdisho | QOL | July 26, 2018 –  Qarax ayaa ka dhacay meel ku dhow Safaaradda Mareykanka ee magaalada Beijingee dalka Shiinaha sidda ay shaaciyeen Warbaahinta Shiinaha.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay meel u dhow Safaaradda Wadada laga galo Kadib waxaa la arkay qiic ka baxaya safaaradda.

Booliska ayaa gaaray goobta ay wax ka dhaceen sidda ay xaqiijiysay Wakaaladda Wararka ee AFP.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

 

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *