Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan magalada Asmara ee dalka Erateria

Muqdisho | QOL | July 27, 2018 –  Maaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Sabtida oo berito ah waxa uu ku wajahan yahay Magalada Asmara ee Xarunta Wadanka Erateria.

Sida uu bartiisa Twitter-ka ku qoray Wasiirka warfaafinta dalka Erateria waxaa la filayaa  inuu Asmara gaaro Madaxweyne Farmaajo markii ugu horreysay tan in markii xilka Madaxweyneneimo loo doortay 8-dii Febaraayo Sanadkii tegay ee 2017.

Maaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Sabtida oo berito ah waxa uu ku wajahan yahay Magalada Asmara ee Xarunta Wadanka Erateria.

Sida uu bartiisa Twitter-ka ku qoray Wasiirka warfaafinta dalka Erateria waxaa la filayaa  inuu Asmara gaaro Madaxweyne Farmaajo markii ugu horreysay tan in markii xilka Madaxweyneneimo loo doortay 8-dii Febaraayo Sanadkii tegay ee 2017.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *