Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Baraawe

Muqdisho | QOL | August 6, 2018 –  Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii degmada Baraawe,iyada oo guddoomiye Cusub loo Magacaabay degmadaas.

Guddoomiyaha degmada Baraawe ayaa waxaa loo Magacaabay cabdi fitaax Maxamed Nuur(Sandheere) kas oo bedelaya guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Aadan Cumar Madoobe.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska guddoomiyaha degamda Baraawe.

 Wareegto-gud-baardheere

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *