Safaaraddi Soomaaliya ee Mareykanka oo dib loo furay –

Moqdisho, November 18, 2015 — Safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka ,Axmed Ciise Cawad, ayaa xaqiijiyay in dib loo furay 24 sano kadib Safaaradii Soomaaliya ay ku lahayd Magaalada Washington.

Dib u howlgelinta Safaaradda Soamaaliya ee Washington ayaa waxay Albaabada u furaysaa Xiriirka Labada dalka {Mareykanka & Soomaaliya) oo Hakad ku jiray tan iyo Burburkii Dowladda Dhexe ee dalka.

Mareykanka ayaa si rasmi ah u aqoonsaday Dowladda Federaalka Soomaaliya January 2013, kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh la kulma Barack Obama mar uu tegay Washington.

Safaarad31

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *