AKHRISO: Somaliland oo eedeysay Puntland

Muqdisho | QOL | August 20, 2018 – Ka dib Markii Puntland ay shalay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah maamulka Somaliland ayaa arintaasi waxaa ka jawaabtay Somaliland.

Wasaaradda Difaaca Somaliland ayaa sheegtay in Puntland ay jabisay dadaalladii nabadeynta degaanka Tukaraq, islamarkaana ay doonayaan in ay dagaal kusoo qaadaan degaanada nabaddoon ee Somaliland.

somaliland-eedeyn-plnad

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *