Shariif Xasan oo lagu soo dhaweeyay magalada Kismaayo

Kismaayo | QOL | September 3, 2018 – Madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada Hose.

Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo qaar ka tirsan labada Golle ee Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda Magalada Kismaayo.c

Madaxweyne Shariif Xasan oo ay wehliyaan xubno uu ka mid yahay Wasiirka dastuurka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Sheekh Xasan  ayaa waxa ay ka qeyb geli doonaan shirka Gollaha iskaashigga dowlad goboleedyada dalka ee Maanta  ka furmaya Kismaayo.

kismaayo-sh-xasan-1 kismaayo-sh-xasan-2 kismaayo-sh-xasan-3 kismaayo-sh-xasan-4 kismaayo-sh-xasan-5

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *