Janeraal Bariise”Waxaa Jira Mas’uuliyiin Difaacaya Dadka Amnidarrada Ka Geysta Muqdisho”

Muqdisho | QOL | September 21, 2018 –Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa wax auu Maanta si ukul uga hadlay dhibaatooyinka amnidarro ee ka dhacay Magalada muqdisho.

Waxa uu sheegay in mararka qarkood falalka manidarro dd ay u qabtaan Ciidamada Booliska alse ay jiraan mas’uuliyiin dadkaasi dambiilayaasha ah difaacaya.

“Runtii waxaad arkeysaa markii ciidamada booliska gacanta ku soo dhigaan rag falal amnidaro ka geysta muqdisho inay ka daba imaanayaa mas’uuliyiin ha ahaan saaraakiil ciidan iyo kuwo kale iyaga oo qofkaas difaacaya ayuu yiri Taliye Bariise.

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *