Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble ” Waxaan Heynaaa Cabasho Safaarado 9 Bilood Aan Mushaar Lasiin”

Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacbaka Soomaaliya ayaa sheegay inay soo gaartay Cabasho uga timid Safaarado aan mushaar qaadan mudo 9 Bilood ah.

Xildhibaanka oo ka mid ah Gudiga Arrimaha Dibada ee Baarlamaanka ayaa sheegay in miisaaniyadda lacagaha mushaaraadka ah loogu kordhinayo Ciidamada Dowladda ay soo dhaweynayaan,hayeeshee Wasiirka Maaliyadda laga doonayo in uu waqti siiyo Xildhibaanada.

Waxa uu sheegay in Xildhibaano wasiiro ah qaarkood ay Xildhibaanada u arkaan inay yihiin kuwo diidan in Ciidamada Dowladda helaan kordhinta mushaarka ay qaataan

 

.

Xafiiska Wararka QW/Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *