Kulanka Golaha wasiirrada oo looga Hadaly Tirakoobka Shaqaalaha Iyo Qorshaha Dayn Cafinta

Muqdisho | QOL | November 15, 2018 – Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay tirakoobsha shaqaalaha dawladda, xubinnimada Soomaaliya ee suuqa ganacsiga Bariga iyo Koofurta Afrika iyo qorshaha geeddi socodka dayn Cafinta Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay kulanka maanta oo sidoo kale warbixin looga dhagaysatay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa intii kulanku uu socday u sheegay wasiirrada in muhiim ay tahay in wasaarad waliba shaqadii loo xil saaray ay dardar geliso si loogu guulaysto qorshaha qaran.

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *