Sawiro Hordhac ah :-Xildhibaanada Koonfur Galbeed Oo Maanta Kulan yeelanaya

Baydhabo  | QOL |  Nofeembar 17, 2018 –Magalada Baydhaba Ee Xarunta KMG Maamulka Koonfu Galbeed Soomallia Ayaa Lagu Soowaramayaa In Saacadah Inagu Soo aadan Uu Kafurmo Kulanka Baralamaanka  Maamulkaasi

Kulanakan Ayaa Looga Arinsan Doonaa Arima Xasaasi ah Oo Ay Kamid Tahaya Doorashada Maamulkaasi Sidii Loodar Dargalin lahaa loona soodhamaystiri lahaa Xildhibaanada Ka Dhimana Gudiga Doorashada Ee Lagu Waday In ay  Qabsoonto  Maanta Oo ah 17 Bisha November Oo Ay Horre Ugu iclaamiyeen Xildhibaanada Balsa Iscasilaad Dhoowr ah Oo Dhacaday Darteed Dib Loogu Dhigay

Lasoco Wixii Ku Soo Kordhaa 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Baydhabo 

__________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *