Madaxweynaha Soomaaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magalada Barbara

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 18, 2018 –Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Berbera, waxana halkaas kusoo dhaweeyey shacabka ku dhaqan magaalada Berbera iyo nawaaxigeeda.

Wefdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa ka mid ah Xubno ka trsan wasiirada Soomaliland,sida Wasiirada Gaashaandhigga, Horumarinta Beeraha, iyo Wasiiro kale

aUjeedka wafdiga Muuse Biixi ee Magalada Barbara ayaa waxaa la shegay in uu jawab u yahay kadib casbho iyo eedeyn uga timid Waxgaradka gobolka Togdheer.

Sidoo kale waxaa la filayaa in Saacadaha soo socda uu gaarao Magalada Burco,halkaas oo la filayo in uu uga qeyb galo munaasabad xariga looga jarayo Saldhig Cusub oo laga hirgeliyay Magaaladaas.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *