Kulan Kismaayo uga socda Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Jubbaland

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 20, 2018 –kulan ayaa Magaalada Kismaayo uga socda Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga UPD Madaxda Jubbaland, golahayaasha Barlamaanka iyo wasiirada.

Kulanka ayaa ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka, nidaamka Feseralism-ka, nidaamka xisbiyada badan iyo qiimaha midnimada umadda iyo tan Jubaland intaba.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland, waxaana soo dhaweeyay Mas’uuliyiinta ugu sareysa maamulka Jubbaland.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *