Sawiro:-Qaabaynta Hoolka Doorashada Koonfur Galbeed Oo Lasoogabagabeeyey

Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Waxaa Kasoconaya Magalada Baydhaba Ee Xarunta Gobalka Baay Diyaar Garoow Ay Wadaan Gudiga Doorashada Maamulkaasi Iyadoo ay Maanta Soo Gababgabeeyeen Qaabaynta Hoolka Doorashada Ay Ka Qabsoomi Lahayad

Iyadoona Maamlaha Soosocda Lagu Wado In ay Sameeyaan Tababro Lagu Horumarinayo Gudiga Iyo Xildhibaanada Doorashada Qabanaya

19-Bishan Ayaa Lagu Wadaa In Doorashadii Baaqatay Sadxda Waqti Ay Qabsoonto Iyadoona Saluuk Badan Laga Muujinayo Faragalinta Dawlada Ay Kuhayso Doorashadaasi

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *