Goddoomiye Mursal oo sharci darro ku tilmaamay kala diristii Guddiga Maaliyadda

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sh. C/Raxmaan ayaa sharci darro ku tilmaamay kala diristii Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka oo uu dhawaan kala diray ku xigeenkiisa 1aad.

Maxamed Mursal Sheekh C/Raxmaan ayaa sidoo kale amray in Guddiga ay sii wataan shaqadooda.

Guddoomiyaha ayaa maalmihii la soo dhaafay wadaya la tashiyo uu la sameynayay xubnaha Guddiga maaliyadda oo laftooda kala qeybsanaa,waxaana maanta baaqday kulankii 31aad ee Golaha shacabka.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *