Dhagayso:–Xildhibaan Khaliif Cabdi”Guddoomiye Mursal Waa La Xiray,Xildhibaanadana Waa Loo Diiday Inay U Tagaan”

Mogadishu | QOL | December 10, 2018—Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka kana mid ahaa Xildhibaanada Maanta Muqdisho kusoo dhaweeyay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa sheegay in Guddoomiyaha Golaha Shacabka la xiray.

Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar ayaa sheegay in Guddoomiyaha la xiray,sidoo kalena loo diiday in ay u tagaan Xildhibaano doonayay inay la kulmaan.

Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka kana mid ahaa Xildhibaanada Maanta Muqdisho kusoo dhaweeyay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa sheegay in Guddoomiyaha Golaha Shacabka la xiray.

Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar ayaa sheegay in Guddoomiyaha la xiray,sidoo kalena loo diiday in ay u tagaan Xildhibaano doonayay inay la kulmaan.

halkan ka Dhagayso 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *