Dhagayso:-Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Madaxweynaha

Muqdisho | QOL | December 11, 2018 —Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay mooshin ka gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Inta badan Shacabka Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta qaarkood ayaa waxa ay aaminsan yihiin in mooshinkaas laga soo abaabulay dalal Shisseeye,hayeeshee taas waxaa ka duwan Siyaasi Salaad Cali jeelle.

Siyaasiga oo Wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan ayaa waxa uu sheegay in mooshinka Madaxweynaha Xildhibaanada ka keeneen in uu yahay mid lagu curyaaminayo Hay’adaha Amniga.

Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay mooshin ka gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Inta badan Shacabka Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta qaarkood ayaa waxa ay aaminsan yihiin in mooshinkaas laga soo abaabulay dalal Shisseeye,hayeeshee taas waxaa ka duwan Siyaasi Salaad Cali jeelle.

Siyaasiga oo Wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan ayaa waxa uu sheegay in mooshinka Madaxweynaha Xildhibaanada ka keeneen in uu yahay mid lagu curyaaminayo Hay’adaha Amniga.

Halkan Ka Dhagayso 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *