Dowladaha Sacuudiga Iyo Iiraan Oo Ka Hadlay Heshiiska Dowladda Yemen Iyo Kooxda Xuutiyiinta

Muqdisho | QOL | December 14, 2018 – WaHadal ka soo baxay Sacuudiga iyo Iiraan ayey ku sheegeen inay soo dhaweynayaan Heshiiska ay Dowladda Yemen iyo Kooxda Xuutiyiinta ku gaareen Xabad-joojin ka tisqaada magaallada dekedda leh ee Xudeydah.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Mayk Pompeeyo waxa uu soo dhaweeyey Heshiiskaasi, kuna tilmaamay mid horseedi kara nabadda dalka Yemen.

Dhinaca kale, xubnaha Aqalka Odayaasha ee Kongareeska Maraykanka waxay ku baaqeen in la joojiyo Taageeradda Isbahaysiga Sacuudiga ee hawlgalka duqeynta ka wada Sacuudiga.

Waxay kaloo ku cambaareeyeen Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga inuu ka dambeeyey dilkii Saxafigii la oran jirey Jamaal Axmed Khashoggi, kaasi oo bishii October 2-dii lagu dilay Qunsuliyada Sacuudiga ku leeyihiin magaallada Istanb

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *