Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2019

Muqdisho | QOL | December 29, 2018 –Waxaa Goordhow soo geba-gaboobay Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta,waxaana Xildhibaanada ay ansixiyeen xeer-hoosaadka Golaha iyo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019.

174 Xildhibaan ayaa ogolaaday ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2019  majirin Xildhibaan ka aamusay ama diiday ansixinta miisaaniyadda dowladda 2019.

Shalay ayaa Xildhibaanada Golaha Shacbaka waxa ay dood adag ka yeesheen miisaaniyadda Dowladda ee 2019,waxaana jira Xildhibaano kasoo horjeeda,hayeeshee Maanta la ansixiyay.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *