Wafdi Ka Socda Dowladda Federaalka Oo Gaaray Garoowe Xilli Puntland Mamnuucday

Muqdisho | QOL |  January 1, 2019 Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta gaaray Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee laga soo doortay deegaanada Puntland.

Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi iyo Xildhibaan Cali Yuusuf  Cali Xoosh ayaa gaaray Magalada Garoowe,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Booqashada Maanat ay Xildhibaanada heer  federaal ah ku tageen Magalada Garoowe ayaa kusoo aadeysa xilli dhawaan Puntland ay deegaanadeeda ka mamnuucday Xubnaha ka tirsan Federaalka inta lagu jiro doorashada.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *