Wareegto;–Wasiir Caadle Oo Sameeyay Xilka Qaadis Iyo Magacaabis

Muqdisho | QOL | Jan 03 2019 —Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa isbedel ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay Guddoomiye ku xigeenada Gobolka,waxaana sidoo kale uu Magacaabay Xoghayaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *