AKHRISO: Waxgaradka Puntland oo digniin soo saaray

Muqdisho | QOL | January 06, 2019 —Qaar ka mid ah Waxgaradka maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray doorashadda maamulka Puntland ee lagu waddo in ay ka dhacdo Magaalada Garowe 8 Bishaan.

Waxgaradka ayaa ka digay in doorashadda ay ka dhalato Khalalaase iyo in lacago laaluush ah ay dhiibaaan Musharaxiinta, waxaana xildhibaanada ay ugu baaqeen in ay doortaan qof ugu haboon.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________________
Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *