Sawiro:- Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

Muqdisho | QOL | January 16, 2019 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa ay gaareen Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Wafdiga ayaa waxa ay ka qeybgeli doonaan munaasabada lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen).

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa qeyb ka ah,Wasiiro,Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale,waxaana Garoonka Diyaaradaha Baydhabo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalada Bayhabo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *