Sawiro:-Shir Muhiim ah Oo Goordhow Kafurmaya Muqdisho

Muqdisho | QOL | Feberaayo 6,  2019 –Shirkan ayaa ah shir sanad waliba mar laqabato ayaa maanta wax uu kafurmayaa gudaha magalada muqdisho Ee Caasimada dalka.

Shirkan waxaa Qayb ka ah Maamulgobaleedyada dalka iyada oo Loogu hadlidoono tayeenta iyo Horumarinta Garsoorka Daka Waxaana Kaqayb Galidoona Qaar Kamidah  Madxda Sarre Ee Dalka.

Kala Soco Shirkan Wixii Ku Sookordhaa Qaranimo Online

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *