Sanadguuradii 2aad ee ka soo wareegtay maalintii xilka loo magacaabay RW Khayre !

2 Sanno ka hor maanta Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu xilka ra’isulwasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xasan Cali Khayre, waana Madaxdii ugu horeeysay ee khilaaf la’aan, howl u kala qaybsan, aaminaad & isfaham kuwada shaqeeya muddo intaa le’eg tan iyo burburkii Wadanka – HAMBAYO !

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Toronto ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *