AKHRISO: Magacyadda Taliyeyaasha Cusub ee la Magacaabay

Muqdisho | QOL | Maarso  30, 2019 –Waxaa maanta isbaddel lagu sameeyay qeybo ka mid ah hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed oo ahaa u qeybsanihii Milateriga ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga, ayaa loo magacaabay taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga dalka.

Abaanduulihii hore ee CXD General Odowaa Raage, ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta, halka General Cabdirashiid Cabdullaahi Shire loo magacaabay Abaanduulaha Ciidanka lugta.

Sidoo kale Admiral  Cabaas Amiin Cali ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Badda.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *