Koonfur Galbeed Oo Hakisay Xisbiyadda Siyaasadda ee dalka

Muqdisho | QOL April 06, 2019 –Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hakisey ilaa amar danbo xisbiyada Asxaabta ah ee rabo in ay ka howl galaan degaanada koonfur galbeed.

Hakintaan ayaa kusoo beegmaysa xilli horay degaanada maamulka Puntland looga hakiyay in Xisbiyadda Siyaasadda ay xafiisyo ka furtaan, islamarkaana la xiray dhammaan Xafiisyaddii ay horay u furteen.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *