Akhriso:-Guddi Ka Shaqeynaya Sugida Amniga Doorashooyinka Jubbaland Oo La Magacaabay

Muqdisho | QOL | May 23, 2019–TWareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuir Janan ayaa waxaa lagu magacaabay guddiga amniga Doorashooyinka Jubbaland.

Guddiga ayaa waxaa ay ka shaqeyn doonaan sugida amniga iyo goobaha doorashooyinka Jubbaland ee dhawaan ka dhici doona Magaalada Kismaayo.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *