Mid ka mid ah dalalka ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo digniin soo saartay

Muqdisho | QOL | June 13,, 2019  –Dwladda Kenya ayaa walaac xooggan ka muujisay Cudurka Ebola, markii uu ka dillaacay Wadday ay deriska yihiin ee Yugaandha.

Madaxa Caafimaadka ee ka howlgala degaannada xadka Labada Dal Joshua Arusei, ayaa Jariiradda Daily Nation u sheegay in Dad ka badan 300 Qof ay baaritaan mariyeen, kuwaas oo kazoo tallaabayay xudduudda.

Wuxuu sheegay in ay baarayaan dhammaan Dadka kasoo safraya Waddamada Yugaandha, Ruwaandha, Burundi, Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga Congo iyo Koonfurta Suudaan.

Dowlahaa Uganda iyo Kenya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga Ciidamo farabadan oo ku howlgalla Magaca AMISOM,kuwaas oo Ciidamada Dowladda ka taageera dagaalka ay kula jiraan Ururka Al-Shabaab.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *