Akhriso:-Dowladda Federaalka Oo War Kasoo Saartay Howlaha Doorashooyinka Jubbaland

Muqdisho | QOL July 06, 2019 — Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War Saxaafadeed ka soo saartay howlaha doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland.

Warka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka kooban dhowr qodob ayaa qornaa sidan.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *