Muqdisho | QOL July 07, 2019 —Dowlad-goboleedka Puntland ayaa Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta arrimaha doorashada Jubbaland
Dowlad-goboleedka Puntland ayaa Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta doorashada Jubbaland, waxayna sheegtay shacabka Jubbaland iyo Galmudug uu xaq dastuuri ah u baneynayo in ay qabsadaan doorasho.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa sheegtay in ay muhiim tahay ilaalinta Madaxbaanida doorashooyinka maamul goboleedyadda.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
________________________________________________
