Madaxweynaha Puntland oo xilka qaadis & Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday Agaasimihii Ciidanka Badda Puntland ee ee PMPF Cabdiraxmaan Xaaji Xassan, isaga oo Magacaabay Agaasime Cusub.

Muqdisho | QOL July 17, 2019 —Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Siciid Deni oo aan weli Warbaahinta loo soo bandhigin ayaa waxaa xilka Agaasimaha Ciidanka Badda Puntland ee ee PMPF loogu Magacaabay Cabdi Rabbi Cismaan Maxamed.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadyadii la soo dhaafay waxaa uu wday isbeddelo dhanka Hay’adaha Maamulkiisa ah,waxaana uu dhawaan Magacaabay Agaasimayaal iyo  Hanti dhowrka Guud ee Puntland.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *