Dowladda oo ku dhawaaqday in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland

Muqdisho | QOL August 09, 2019 —Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday  in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland hadan la fulin qodobo dhowr ah.

Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maamulka Jubbaland hor dhigtay Saddex qodob oo kala ah Odayaasha soo xulaya xildhibaanada la waafajiyo Diwaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, in Marka hore la soo dhameystiro xildhibaanada ka dibna ay iska dhex doortaan Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga doorashooyinka Jubbaland iyo in doorashu ku dhacdo si xor iyo xalaal ah.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *