Sawiro Hordhac ah :-Gudoonka Labada Aqal Ee Barlamaanka Oo Lakulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti

Muqdisho | QOL | August 25, 2019 —Gudoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka iyo gudoomiyaha golaha aqalka sarre ee jamhuuriyadda Soomaaliya  ayaa maanta qasriga madaxtoyada djibouti kulan kula qaatay madaxweynaha djibouti mudane Ismaaciil Cumar Gelle.

Waxaa Soconaya Kulan U dhaxeeya Gudoonka Labada Aqal Iyo Madaxweynaha Dalka Jabuuti

Lasoco Warkaan Oo Faah faahsan -Qaranimo Online

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *