Shaqaalaha dowladda oo lagu dhawaaqay in ay fasax yihiin

Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay shaqaalaha dowladda iyo kuwa Rayidka ah in ay fasax ka yihiin shaqada maalinta  Sabtida ah oo ah curashada sannadka cusub ee islaamka 01/01/1441 Hinjira,kuna beegan 31/08/2019.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *