SAWIRO: Banaanbaxyo ka bilowday Kismaayo iyo guud ahaan Ganacsiyadda Magaalada oo xiran

Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Dibadbax ballaaran oo ay dhigayaaan shacabka Jubbaland ayaa haatan ka soconaya guud ahaan magaalada Kismaayo,waxaana saaka xiran dhammaan dhaqdhaqaaqii ganacsiga magaalada.

Banaanbaxan ayaa looga soo horjeeda cunaqabataynta iyo xayiraadda diyaaradaha magaalada Kismaayo kaas oo ay dowladda Federaalka Soomalaiya ku soo rogtay deegaanada Jubbaland.

Kumannaan Shacab ah ayaa iskugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee magaalada Kismaayo.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *